Duqa Muqdisho oo Gudoomiye cusub u magacaabay degmo katirsan gobolka Banaadir

Wareegto kasoo baxday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa lagu magacaabay Gudoomiyaha cusub ee degmada Cabdicasiis. Gudoomiyaha Degmada Cabdicasiis ayaa loo magacaabay Mahdi Faarax Cabdulle, xilka Gudoomiyaha degmada ayaana dhoor bilood banaanaa waxaana ka geeriyootay Sabaax Cabdulaahi Asad oo kamid aheyd dadkii ku dhintay Qaraxii xarunta gobolka. Duqa magaalada Muqdisho ayaa faray … Continue reading Duqa Muqdisho oo Gudoomiye cusub u magacaabay degmo katirsan gobolka Banaadir